HADDUU XASAN SHIIKH YIMAADDO LAASCAANOOD GUURIMAYSO XUDUUDIHII CAALAMKUNA WAA SIDOODII.

Dawladda xalane ee xasan shiikh waxay kula jirtaa dadka reer laascaanood xaalad abuur iyo qalalaase ay uu adeegsanayso dhaqaale iyo saanad mullateri si ay isaga hor keento, taas oo werwer badan laga qabo maamulka cantatabka ee firdhiye inay isku dhacaan beelaha degaanka laascaanood oo u baahan xasilooni.

Maabkii adduunyada lama beddelin laascaanood waa s/land waxaan leeyay xasanoow balacad iyo cadalle s/Land maaha ee mohaaga ku eekoow.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.