Hal xaaraani nirig xalaala ma dhasho!
Xilalkan Muuse maanta magacaabay sharciyaddee buu ku magacaabay ama xil ka qaadis ugu samayn karaa iyada oo isaga laftiisa sharciyaddii uu ku fadhiyay ka dhammaatay?, sharciyad qaran ahaan la isla ogol yahay oo uu ku fadhiya ma jirto maaddaama ay dhammaatay mudadii qarankan loo dhaariyey.
Waxaan qabaa inay isku xuquuq yihiin isaga iyo kuwa uu leeyahay xilkaan idinka qaaday.”
Xoghayaha Amniga Xisbiga WADDANI Ibraahin Ducaale Boos
May be an image of 1 person