Shirkii Beelaha walaalaha ah uga socday Magaalada Burco ayaa saaka si habsami ah uga socda goobta shirka,
Heshiis hor dhac oo ay gaadheen labada beelood ee walaalaha ah ayay ku kala qaateen aaskii dadkii ku dhintay shaqaaqadii degaanka Cali Saahid.