
ICTISAAM WAXA XAARANTIMAYNAYA HESHIISYADII UMADDU AY GASHAY DASTUURKA OO DIINTA ISLAAMKA LAGA DHEEGAY.
Waddankii S/Land waxa ku sii kordhaysa farogelintii cadawga oo diintii maraysa, diinttu waa halka keliya ee innoo bedqabtay waa dariiqii nebi mohamed SCW ee ay innoo keeneen awooweyaashii aynu ka soo jeednay maanta waa inagu ceeb in diinteenii ay ka been abuurtaan kooxo cadawi iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad diciifa oo ay ku dhex beerteen s/Land
Waxa waajib ah culimada dariiqii aynu ku dhalanay haysa, shicibka iyo dawladduba inay dhan uga soo Wada jeestaan oo laga hor tago hadimooyinkooda.
Waddankeennu wuxuu caalamka ka metelaa wuxuu ku dhisanyay heshiisyo ay dadku Wada galeen oo ay qoreen dastuur.
Ictisaamku wuxuu beeninayaa heshiisyadii ay ummaddu Wada gashay ee lagu qoray dastuurka waa in looga hortago si wadajir ah.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





