ICTISAAMKU GODKII AY KU DHIMANAYEEN MADAXAY KALA SOO BAXEENE HALLAGU DUMIYO.

Ictisaamku sidiisaba waa urur diimeed siyaasiya oo aan sharciyaysnayn waana denbbi ama khiyaamo qaran waxa dabada ka wadaan dawlado shishiyee oo cadow ku ah jiritaanka somalland.
Ictisaamku waxay u badanyihiin dad aan hore loo aqoon oo dawlad la’aanta soomaliya (xamar) ka jirta awoodo qabiil iyo mid dhaqaale ku samaystay, waa alshabaab bilaa hub ah markay somaliland joogaan, maanta markii uu dhagarqabe fahad yaasiin ninkii hawiye gumaaday waqtigii farmaajo, uu yimid xamar wuu muusanaabay isagoo dareemay inuu fashilmayo oo ay halis ku jirto naftiisu Waayo hanti faro badan ayuu dawlado shisheeye kaga soo qaatay inuu urur diimeedkani soomaaliya iyo somallandba uu qabsan doono.
Maanta godkii ay ku jireen madaxay kala soo baxeen waanay fashilmeen ee hallagu dumiyo godka.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.
Firqadaha





