Innagu marnaba maynaan diidin xal siyaasi ah ergana maynaan diidin,
Waanu soo dhaweynaynaa baaqa ay soo saareen Beesha caalamku,
Balse waxa la doonayaa in Muuse Biixi uu ka dhabeeyo wixii uu ku yidhi beesha caalamka…”
Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo la hadlayey shacabka oodweyne.
May be an image of 1 person, standing and sitting