Annaga oo Majeerteen ah ayaa Somaalida ka dhaadhicinay in Sool iyo Sanaag Isaaq dagin oo Dhulbhante iyo Warsangali kaliya dagaan. Hadaba taasi waa been maanta ayan caddaynayaa anigoo Majeerteen ah.

Intaanay Somaliland iyo Somalia isku biirin 1960 waxaa jiray 6 degmo Somaliland ah:

1- Boorama
2- Hargeisa
3- Berbera
4- Burco
5- Ceerigaabo
6- Laascaanod

Hadaba Sidee loo kala dagaa Sool iyo Sanaag?

Gobolka Sool: Wuxuu ka koobanyahay afar degmo:

1-Laascaanod(50% Dhulbahante, 20% Fiqi shini. 30% habarjeclo)
2.Caynabo(100% Isaaq)
3.Xudun(60% dhulbahnate, 40% Isaaq)
4.Taleex(100% dhulbahante)

Sool degmada labaad ugu wayn waa Caynabo ee ugu dadka badan waxaa daga Isaaq, iyo Xudun oo ay ka dagaan tuulooyin sida Bohol markaa guud ahaan gobolka waxay ka dagaan 60% Isaaq

Gobolka Sanaag:

Sanaag wuxuu ka kooban yahay shan degmo

1-Ceerigaabo waa caasimada gobolka(100% Isaaq)
2-Ceel afweyn (100% Isaaq)
3-Laasqoray(100% Warsanagli)
4-Badhan(100% Warsangali)
5-) Garadag(100% Isaaq)

Markaa gobolka Sanaagna Isaaq wuxu leeyahay hadaan been ka sheegin ugu yaraan 60% waayo caasimada isagaa ugu badan iyo degmada Ceelafwayne gooni udago beesha dhulbahante iyagu waxay ka dagaan 1% Sanaag oo degmo qudha kuma laha Sanaag tuulada Fiqi-fuliye ku leeyihiin iyo beesha Warsangali oo Sanaag ka dagta 35% sidaa ayaa loo kala dagaa Sool iyo Sanaag.

Waxaa kusoo hadhay degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ka mid ah oo iyadu ka kooban afar degmo(Burco, Oodwayne, Sheekh iyo Buuhoodle) 3 degmo Isaaq ayaa gaar u leh, degmada Buuhoodle hoos tagta oo ay ubixiyeen majeerteenku Cayn iyadana sidan ayaa loo kala dagaa degmada Buuhoodle:

1-Buuhoodle (50% dhulbahnate. 50% isaaq)
2-Widhwidh(100% dhulbahante)
3-Qori-lugud(100% Isaaq- Haber Jeclo)
4-Bali-dhiig(100% Isaaq-Haber Jeclo)

Degmada Buhoodle iyaduna waa 65% isaaq. 35% dhulbahante

Markaa saaxibayaal beenta iyo huuhaada iska dhaafa,

Taar TV