
Warbaahinta Sacuudiga ayaa baahisay in ay dawladda Iran ay soo bandhigtay khariidada Somaliland oo ka dhex muuqata khariidada dalalka ku hareeraysan iyo kuwa kulaalaayaba.
Warbaahinta Sucuudigu waxa ay leedahay Khariidada Somaliland ee ay hada soo bandhigtay ama ay baahisay Iran waa talaabo loo fasiran karo in ay Iran Somaliland aqoonsato sidii ay Israel ay yeeshay.





