iska hor imaad ayaa saaka ka dhacay degaanka farxamudh ee ka tirsan degaanka biyo guure bariga Barbara oo maalmahanba khilaaf ka taagnaa
Kaas oo u dhaxeeya bulshada degaanka iyo ganacsade ina aw siciid oo la sheegay in la siiyey dhul ku yaala degaanka farxamudh
Bulshada degaanka oo hore warbaahinta ula hadlay ayaa ka digay dhulka khilaafku ka taagan yahay oo ku shegeen dhul daaqis
Xigasho :Maslax Saleebaan Side