Jaaliyadda Somaliland ee Australia oo taageetay Is fahamka lala Galay Itoobiya
Hargeysa(Qaran news)-Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Australia ayaa si wayn u soo dhaweeyey Heshiiskii Is-fahan ee Dhexmaray Dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Federalka Ethiopia.
Sidaana waxa lagu sheegay Warsaxafadeed ay soo saartay Jaaliyadu.