Jabuuti oo u dabaal-degtey sannad-guuradii 46’aad ee Maalintay ka xorowday Faransiiska,soona bandhigtey 2-Diyaaradood Bayraktar TB2 by Qaran News | Jun 27, 2023 Jamhuuriyadda Jabbuuti oo u dabaal-degtey sannad-guuradii 46’aad tan iyo markii ay ka xorowday gumeystihii Faransiiska ayaa soo bandhigtey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee uu farsameeyey Turkigu. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 159