JANANKII MARAYKANKA AHAA EE MANDAQADDA YIMID WIXII AY KA WADA HADLEEN S/LAND WAXA RAADINAYA WAKIILKA SHIINAHA EE MUQDISHO.

Dhawaan janankii maraykanka ahaa ee mandaqadda marayay dawladda shiinuhu xogtiisii aad ayay u raadisay iyadoo sii dhexmaraysa ilo ay ka mid tahay warbaahintu.
Warbaahinta dalalka kale ee mandaqaddu muhiimaddaas oo ah xaalad ciidan oo xasaasiya way ka gaabsatay,xogaha noocaas ah inay raadso.
Xogaha noocan ah (basaasidda) hanti badan ayay ciiddii rabtaa ku bixisaa sidaas awgeed warbaahinteennu waa inay ka fogaataa siraha qaranka in lasoo bandhigo.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.
Dhamaan maqaalada ku soo baxa shabakadani ma aha kuwo ka socda ama matala habsai u socodka shabakadani hase ahaatee waa fikrada mid ka mid ah akhristayaasha kor. Ku xusan





