Jawiga Xarunta Guud ee Golaha wakiilada ee maanta
Fdhigii golaha wakiilada Somaliland ee maanta ayaa Gabi ahaanba baaqday Ka dib buuq iyo sawaxan Shalay hadheeyay.
Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Golaha ayaa Shalay Mudanayaasha Ku wargaliyay inay Maalinta beri ah yimaadaan, balse waxa la sheegay in xalay Fariin fasax loogu diray whatsappka Mudanayaasha.
Jawiga Xarunta golaha wakiilada ee maanta ayaa sidan ahaa.