Kacdoon weyn ayaa ka socda ismaamulka Amxaarada Itoobiya, ka dib markii dhawaan ay dowladda Abiy Axmed shaacisey in ay kala dirayso ciidamada gaarka ah ee deegaannada Itoobiya – tallaabada oo ka cadhaysiisey ismaamullada oo dhan oo uu ku jiro kan Soomaalida.
Ka sokow mudaharaadyo ka socda magaalooyinka Amxaarada, Ciidamada maamulkaasi ayaa sameeyey kacdoon; iyaga oo madaafiic kala duwan laga maqlay magaalooyinka Gonder iyo Koobo.
May be an image of one or more people and crowd