Xukuumadda ka arimisa qaybo ka mid ah Muqdisho oo ku ceeshi jirtay magaca Somalia ayaa khal khal la soo gudboonaaday ka dib markii ay Xukuumadda Somaliland ay si buuxda ula wareegtay hawadeeda isla markaasna ay digniino siisay diyaarado si qaldan u soo galay hawada sare ee Somaliland.

Arinkan muranka dhaliyay ee hawda Somaliland iyo Somalia ayaa la filiyaa in sii abuuro khal khal kan hada ka sii balaadhan hadii ayna Xukuumadda Miqdisho joojin sheegashada beenta ah ee ay sheeganaydo hawda Somaliland.

Halkan hoose ka daawo sida ay Somaliland digniinta u siinayso mif ka mid ah Diyaarada ku soo xad gufbay hawda Somaliland