Khasnada Dawlada Soomaaliya oo laga lunsaday Lacag dhan 21-Malyuun oo Dollar+Madax Dalka debediisa u yaacday by Qaran News | Jun 21, 2023 Muqdisho Xafiiska Hantidhowrka guud ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in khasnada dowladda laga lunsaday lacag gaadhaysa 21 Milyan oo doollar – Xilli la soo werinayo in madax kala duwan ay dalka ka bexeen ka dib eedo wax-is-daba-marin. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 291