Komishanka Tamarta Somaliland wuxuu ka qaadaa Lacago aan Sharci ahayn Shirkadaha Korantada, waxa laga qaada 12-ka mitir ee high voltage ee Sabbadda la taagayo 1000,000 SLSH, 12-ka mitir ee low voltage Biraha la taagayana waxay qaadaan 500,000 SLSH, lacagahaa waxa lagu qabtaa Xafiiska Komishanka, Komishanku waxa uu Xafiis ku leeyahay Hargeysa, Gobollada ma joogaan Shaqaale Xafiisyana kuma laha, Komishanka waxa ka Shaqeeyaa 18 qof oo aan lagu qaadaan tartan iyo daahfurraan !