Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta xisbiga, ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay, safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimid Somaliland.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay, xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrinta Laaacanood, Doorashooyinka, iyo arrimo kale oo ku tacalluqa xidhiidhka labada Dal.
May be an image of 5 people, people standing and eyeglasses