LAASCAANOOD MA WAXAY NOQOTAY MAAHMAAH SIYAASADDA LOO CUSKADO.

Waxa muuqata xaaladda laascaanood in ay noqotay SUWEETADII ku taalay koonfurta afrika oo ahayd waqti dheer meel nabadda ka caaggan laguna soo hal qabsado.

Laascaanood xaalkeeda ninbba gees ula kac, sida ka muuqata dawladda s. Land dadaal dheer ayay u gashay inay nabad ka dhaliso laakiin garaaddadeedii iyo siyaasiyiinteedii oo kala ujeeddooyin ah ayaa sii fogeeyay xalka Shacabka laascaanood.

Maanta cidna gacanta uguma jirto laascaanood garaad wax ka qaban karaana ma jiro waxa isugu tegay dadka nabadda ka caaggan sida budhcadda, dhagarqabeyaasha shanta soomaaliya oo ay ku jirto arggagixisadu ina khaliif iyo nin magac leh oo reerkaas ahina kuma noolaan karo oo naftoodii ayay la soo yaaceen, sidaas awgeed dawladda s. Land sida ugu habboon hawga hawl gasho waqtigeeda.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.