Xildhibaan Guruuje iyo xildhibaan Cali Qaran oo isku jawaabay:-
Xildhibaan Cali Qaran “Cada Gudde waxaan leeyey Alle ka istiqfaar dalbo reer dhan oo sheikh iyo shariifba leh in aad ehlu naar ku sheegto ma aha af madax dhaqameed.
Alle madax dhaqameedka haynoo dhawro waa isha qudha ee Somaliland sodomeeyadaa sano ee ay soo jirtay ay ku dhaaftay qayrkeede, inta xumataliska ahna Alle ayeynu u baryeynaa in uu qalbiyadooda naxliga ka saaro.”
Xildhibaan Guruuje ayaa kaga jawaabay hadalkan
” Suldaan lama qardoofiyo caloow qof aanad gaadhayne .
Ha qaldamin qiyaas hadalka waa loo qotomiyaaye “.