Arimaa la saxayaa si aanay wado qaldani inoogu furmin.
Liibaan Al cadaala waa muwaadin wadankiisa xaq kule isagana waxaa saaran waajib.
Hadaba si habka saxda a loo maro, Liibaan wuxuu madaxweyne Cirro ka soo codsanayaa cafis, wadankana wuu imanayaa. Sidaa awgeed dhamaan teen waxaa inala gudboon in aynu arintaa ka gudubno, hoosna loo dhigo, lana yareeyo buun buuninta.
Abdi Ismail Geele