Khudbadda  Carafa laga jeedin doono, waxaa lagu Tarjumi doonaa 20 Luuqadoood, sida ay Sheegeen Maamulka xaramka Barakaysan.
Luuqadaha lagu tarjumi doona waxaa ka mid ah:-
1. English
2. French
3. Malay
4. Urdu
5. Persian/ Farsi
6. Chinese
7. Turkish
8. Russian
9. Hausa
10. Bengali
11. Swedish
12. Spanish
13. Swahili
14. Amharic
15. Italian
16. Portuguese
17. Bosnian
18. Malayalam
19. Filipino
20. German.