15 ka mid ah ciyaartoyda xulka Faransiiska ayaa kasoo jeeda sagaal wadan oo Afrikaan ah.
Faransiiska ayaa caawa 10.00 pm (EAT) la dheeli doona Xulka metelaya Qaaradda Cagaaran ee Afrika.