Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo si xamaasad leh loogu soo dhaweeyey magaalad xeebta ah ee Lughaya
……
Waftigii Socdaalka Walaaleeye ee uu hogaaminaayo Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta si weyn oo xamaasad leh loogu soo dhaweeyey Magaalada Lughaya .
Shacabka reer Lughaya ayaan u kala hadhin soo dhaweynta Cirro , waxaana ay sheegen in codkooda si doonan xisbiga WADDANI