Madaxwyane Biixi, iyo hogaamiye yaasha xisbiga Waddani ayaa maanta ku wada sugan magaalada Burco.
Madaxwayne Biixi, ma sheegin u jeedada safarkiisa balse hogaanka waddani ayaa sheegay in ay u tageen deminta colaadaha sokeeye ee kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer.