“Waxaan lee yahay dadka Somaliland ee reer Sool ah in colaadaa la joojiyo oo aynu ku dhammayno wada hadal, colaad kastaana way dhammaataa tanna waa kugu dhimay oo kaa dhimay……..Ciidanka Qaranku wuxuu daafacayaa xuduudii uu jeexay Garaadka maanta dagaalka gala leh Aabihii, oo adeerkii saxeexay” madaxweyne Biixi.
May be an image of 2 people and dais