Maamul goboleedka Puntland oo shaacisay in aanay aqoonsanayn dawladda Soomaaliya

Garoowe(Qaran news)-Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa shaacisay in aanay aqoonsanayn dawladda federaalka Soomaaliya.

War murtiyeed caawa ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu laalay dastuurkii Soomaaliya ee lagu doortay.