
MAAMUL GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA XAQ AYAY U LEEYIHIIN INAY LACAG IYO BAASABOOR SAMAYSTAAN MUXUU XAMSE KA TARI KARAA.
Xamsaha kukuumadda xuub caaro ee xalane lagu ilaaliyaa wuxuu ku hanjabay maamulgoboleed ayaa lacag iyo baasaboor samaystay lana aqbalimaayo isagoo u jeeda puntland.
Horta xamse dadka uu la hadlayaa waa dad ka madaxbanaan oo is maamulay baasaboor iyo lacag inay samaystaanna xaqbay u leeyihiin oo waxay wax ka tarayaan amnigooda Waayo basaboorka xalane cid waliba way sidataa oo lacagbaa kaa xigta, waxaana habboon inay maamulgoboleedyada kalena ay samaystaan si ay amnigooda iyo dhaqaalahooda ugu ilaaliyaan maaddaama uu maamulkii xalane noqday mid dagaal ku jira oo halis ku ah soomaaliya.
Maamulka xalane waxay u shaqaynayaan si gurracan oo boob ah xitaa lacag ayay samaystaan ay ku uruursadaan doollarka ummadda somaliya.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.






