“Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan is casilo.
laakin waan ku ogahay oo damiirkaasi kuguma Jiro. Waxa dhacayana dan kama lihid,
Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid
Allow sahal Umuuraha”
Xildhibaan Axmed Khaliif