๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 23/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-048/012025 uu ku magacaabay Maareeye Kuxigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ข๐
๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ญ๐ข๐ฑ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ: Ahmiyadda Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranku u leeyihiin Horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka;
๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waayo-aragnimadiisaba, isla markaana in uu hanan karo masโuuliyadda ka dhalanaysa xilkan;
Markii aan sameeyey: La-tashi;
๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง ๐ ๐จโ๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ;
In Mustafe Siciid Suuri laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Kuxigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.
๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ก
________________
๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข (๐๐ข๐ซ๐ซ๐จ)
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐