Maayirkii Iyo Maayir kuxigeenka Degmada Burco ayaa maanta ku biiray Xisbiga WADDANI iyaga oo ka soo baxay xisbiga Kulmiye

Hore ayaa golaha deegaanka ee Burco ugu biireen xisbiga Waddani.