Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Isimmada Dhaqanka SSC-Khaatumo oo ku sugan Muqdisho+Sawirro by Qaran News | May 31, 2023 Isimada Dhaqanka SSC Khaatumo ayaa kulan la qaatay madaxwaynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoor Qoor,waxayna iska xog waraysteen xaaladda guud ee dalka si gaar ahna sidii xal waara loogu heli lahaa arrinta magaalada Laascaanood. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 283