Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) ayaa kulan mahad celin ah la yeeshay siyaasiyiinta , aqoonyahanka iyo madax dhaqameedka beesha Ciise .

Madaxweynaha ayaa beeshan uga mahadceliyey tacabkii iyo dadaalkii ay xisbiga WADDANI la garab istageen wakhtigii doorashada .

Kulankan waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey madaxweyne ku xigeenkiisa AMB Maxamed Cali Aw Cabdi .