XASAN SHIIKH OO BILAABAY INUU MUSAAJIDDADII XAMAR MID KA MIIDA UU KA IIBIYO GANACSATO.
Waxa sare u QAYLIYAY IIMAAMKII iyo guddigii musaajidka weyn ee ku yaalla xaafadda kalluunka kadib markii lagu wargeliyay in musaajidka ganacsato uu ka iibiyay madaxweyne Xasan Shiikh, sidaas awgeedna ay alaabta ka gurtaan IIMAAMKII musaajidka Shiikh Cali Axmad oo ay ka muuqato tiiraanyo diimeed ayaa ku dhawaaqay inaanay alaabta iyo kutubta midna ka gurayn ee uu siduu doono kale yeelo.
Waxa aynu sugnaa waa jawaabta ay ka bixiyaan mucjisadan HALISTA ah ee ay dawladdu ku xaraashtay musaajidka xaafadda kalluunka.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON