Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa magcaabay guddida abaaraha oo ka kooban.

1: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Guddoomiye.
2: Wasiirka Qorshaynta xubin.
3: Wasiirka Beeraha xubin
4: Wasiirka Biyaha Xubin.
5; Wasiirka Caafimaadka Xubin.
6; Wasiirka Xannaanada Xoolaha Xubin.
7; Wasiirka Deegaanka Xubin.
8: Wasiirka Diinta iyo Awqafta Xubin.
9: Ciyaaraha xubin
10: Guddoomiyaha Haayadda Afooyinka Xubin.
11: Guddoomiyaha rugta Ganacsiga Xubin.
12: Afhayeenka Madaxtooyada Xubin.
13: Sheekh Maxamed Cali Geeddi Xubin
14: Sheekh Siciid Maxamed Faarax Xubin.
15: Sheekh Maxamed Cali Biixi.