Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto Madaxweyne ku magacaabay Xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka
Wareegtadaasi oo ay baahisay madaxtooyada Somaliland waxa ay u qornayd sidani hoos ku xusan.