Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta xadhiga ka jaray safaarada cusub ee ay Somaliland ku leedahay dalka Kiiniya.