Madaxweynaha, Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa soo bandhigey hantida uu leeyahay, 21 sanno oo uu xukunka dal kaasi hayo – ka dib doorashadii.
Hantida gaarka ah ee Erdogan waxa ay gaadhaysaa 1,833,000 Liire [88,000 oo doollar] waxa intaas u dheer hanti ma guurto ah oo qiimaheedu yahay 370,000 oo doollar.
Madaxda Soomaalida waxa la sheegaa in ay afar sanno oo keli ah ku sameeyaan malaayiin doollar.
~ Wargeyska Turkiga, AJ
May be an image of ‎1 person and ‎text that says '‎OPLUS أردوغان يكشف عن أملاكه بعد فوزه في الانتخابات orient-news.net‎'‎‎