













Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta booqday xarunta maweelada iyo ciyaaraha carruurta ee Cosob ee Magaalada Hargeysa, taas oo uu ku soo dhawaayey Madaxweynaha Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah culimada ugu waa weyn dalka .
Madaxweynaha JSL ayaa xaruntan ciyaaraha caruurta ee Cosob boqolaal carruur ah kula qaatay wakhtiga farxad iyo dabaal-dega maalinta labaad ee Ciidul-fidrida.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇,
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫),
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝.





