Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta booqday magaaladda Salaxley halkaasi oo Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay halkaasi

Madaxweyne Cirro ayaa maanta halkaasi ka dhagax dhigay mashaariic horumrineed iyo sidoo kale booqday Banka Qoolcaday oo ay xukuumaddu la wareegtay

1. Daahfurka Mashruuca Horumarinta Banka Qoolcaday
2:- Dhagax dhigga Laanta Bangiga
3. Dhagax dhigga Xarunta Dabdamiska
4. Dhagax Dhigga Maktabadda-Library
5. Dhagax dhigga Garoonka Kubadda Cagta.
6. Dhagax Dhigga Shaybaadhka.
7. Dhaam biyood (dhamka kaam Tuug iyo Kaamka Ina Guuxa).