


Madaxweynaha Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha waxa saaka ku soo dhaweeyay dalka madaxweyne ku-xigeenka Somaliland isaga oo ku qaabilay madaarka caasimada Hargeysa halkaasi oo Madaxweynaha si diiran loogu soo dhaweeyay waxa sidoo kale madaarka madaxweynaha ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan golyaasha qaranka





