![](https://qarannews.com/wp-content/uploads/2024/12/img_1_1734164284254.webp)
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa faray muddo saddex cisho gudahood ah inay xilalka ku wareejiyan wasiirada Xukuumadii hore kuna wareejinayan masuuliyinta cusub ee loo magacaabay.