Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo waftigii uu hogaaminaayey oo maanta soo gabo gabeeyey safar shaqo oo ay ku joogeen dalka Kenya waxaa madaarka diyaaradaha ee Nairobi ku soo sagootiyey Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Khayraadka badda (Ministry of Mining, Blue Economy and Maritime affairs) ee dalka Kenya Hon. Hassal Ali Joho