Madaxwaynaha JSL H.E. Cabdiraxmaan Cirro waxu si hufan u wadda dhisamaha Xukumadiisa. Waxu isku dhafey. Waayo aragjimadda dowladdnimadda ragii yaqaaney iyo xubnaha golaha wasiiradda oo rag darban la keeney oo shaqaddoodda ku filan

Dowladdnimaddu waa (Team work) dalkan waxa lagu dhisi karaa karti iyo aqoon waayo aragnimo leh.

Sidaasa xulidda qalinka Madaxweynuhu ku socota. Dhalinyaradda shaqo abuur baahan ayaa xukumadu u sameyn doonta. Maskaxda aqoonyahanka dalka la tuujinaya. Iyadoo laga duulayo. Barnaamijkii Xisbiga Waddani ku galey tartanka doorashadii 13NOV2024. Dalkeynu wuu guuleysanaya. Insha allaah.

Waan Hambalyeynayaa Xubaha dhamaantood raga waayo araga ee uu magacaabey iyo Ex xildhibaan Baar dhamaantood waa dad ubisil hogaaminta dowladdnimadda.

Somaliland Guul
Dal iyo Dad Mideysan
Wadda jir iyo Waxqabad

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari