Ceerigaabo,(Qaran news)- Magaaladda Ceerigaabo ee xarunta goboka Sanaag ayaa nabdoon oo wax waliba ay aadigoodii iyo sidii loogu talo galay ay u socdaan mana jiraan wax iska hor imaad ah oo ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo.

Waxba kama jiraan wararka sheegaaya in xalay uu magaalada Ceerigaabo uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidan beeleed iyo kuwa Somaliland sida ay baahinayaan warbaahinta cadawga Somaliland.