Fariin ku  socota Abdirashid Waraabe.

Adeer waxaan kuu sheegayaa Ceerigaabo aayaheeda Hawiye kama talin karo, awood u gacanta kuugu soo geliyana ma laha, horta taas ku biyo-cab, Ceerigaabona dadkii Ilaahay ku abuuray ayaa leh. Xasan Sheekh iyo kooxdiisa fashilantay degaannadoodii ayaanay awood ku lahayn oo 5km square oo Xamar kacanta ku hayn. Sidaa awgeed, waxaan kugula talinayaa inaad u tudhaan dumarka iyo carruurta Dhulbahante oo la darxumoonaya dhibtii aad hore ugu geysateen ee aad durbaanka colaadda guryahooda kaga saarteen, mustaqbalkii dhallinyaradiina u burburiseen. Waxaan ku xasuusinayaa reer Somaliland oo quluubtoodii Ilaahay mideeyey maalmo kooban gudahood ayey Laascaanood gacanta ku dhigi doonaan, haddii aad diidaan nabad iyo qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu heshiiyey 18 May 1991kii, isla markaana lagu saamaxay xasuuqii taliskii Siyaad Barre ee aad la socoteen ku gumaaday boqollaal kun qof oo loo bartilmaameedsaday haybta beesha Isaaq.Beesha Ba Habarsame Mooye ee Hagaaminya Graad Abdiqani Ilaahay Jana Farduusa ha ka waraabiye Ceerigaabo waa ka xaaraan calan aan ka Jamhuuriyadda Somaliland ahayn ee Waraabe-dheerow cirka soo dumi! Insha Allah Shacbiga Dhulbahante Ee Aan is wadda dhalnay Ilaahayna dhul Barkaysan naga dhaxaysiyey. Waanu hishiindoona

 

Siyaasi Faysal Cali Waraabe