Shan Isim oo ka mida Isimada dhaqanka ee SSC ayaa ku Wajahan Caasimada Muqdisho Ee Somalia .
Isimadan ayaa
Isimadan ayaa kala ah :
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
Garaad C/Risaaq Garaad Soofe
Garaad C/Salaan Xasan Maxamed
Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed &
Ugaas Maxamuud Ugaas C/Laahi .
