MARAYKANKAN SOOMAALIYA CAAYAYAA QAYBO DHAN AYUU DEGANYAYAY CIDNA WAXBA ISKAGA TIRINMAAYO.

Waxaan maqli jiray wallee xamareey xeeladdaa dheer maantay taagantay maraykanku wuxuu ku leeyay saldhigyo waaweyn Waanaad arkaysaan siduu Trump u caayayo bahdilaadda Waayo xasan shiikh waa maqaar saar kama hor iman karo danahooda.

Xamar waxa ka taliya saddex sarkaal oo ajaaniib ah oo xalane jooga, amniga magaalada iyagaa nidaamiyay oo gacanta ku haya, hadday maanta ka tagaan, habeen la joogimaayo xamar.

Waxaan filayaa nimankaas xalane joogaa inay xasan shiikh u sheegeen meel uu xukumo inay ugu dhawday laascaanood iyo buuhoodlle oo dayacani Waayo awooddiisii ayuu isugu geeyay dadkaas toodii u liita, waxaynu sugnaa waa xasan iyo muddo xileedkiisa iyo xamar.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.