Markab Sida Xoolihii Moosinka Xajka oo u raran Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sii jeeda Dalka Sacuudiga by Qaran News | May 29, 2023 Markab sida ku dhawaad 40 kun oo neef Adhi ah oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa ka ambabaxay Dekeda Boosaaso,Markabkan ayaa ku sii jeeda Dalka Sacuudi Carabiya si Xooluhu sido loogu iibgeeyo Dalkaa xilli lagu guda jiro Mowsimka Xajka. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 184