Masuul Somaliland Xil U Haya Oo Qaxooti Ku Biiray .
Wakiilka Somaliland u Fadhiya waddanka Uganda Xamse Dool ayaa ku jira Xerada Qaxootiga loogu talo galay In Ay u Dhoofaan dalka Canada .
Wakiilka Ayaa Qaxooti Ahaan Ugu Diiwaangashan Dawlada Uganda Waxaanuu Wakiilku Ku Jiraa Dad Dhawaan Loo Qaadi Doono Dalka Canada .
Wakiilka Ayaa Mudadii Uu Joogay Safaarada Somaliland Ay Ku Leedahay Dalka Uganda Waxa Ay Xukuumadu U Diri Jirtay Dhaqaale Lacageed Oo Gaadhaya 4 Kun Oo Dollar Balse Wakiilka Ayaan Dalkaas Wax Xafiis Ah Ku Lahayn Iyadoona Ay Ardayada Reer Somaliland Iyo Ganacsatada Reer Somaliland Ay Ka Cabanayaan Wakiilkaas.
May be an image of 2 people and people standing